Muuse Biixi”Farmaajo iyo Beesha Caalamka aadbeey ugu fashilmeen Arrimaha Soomaaliya”

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo jeediyay Khudbad dhinacya badan taabanaysa ayaa waxa uu weerarkii ugu cuslaa kuqaaday Madxweyne Farmaajo waxaana usoo jeediyay ee daymo farabadan waxauu tusaale usoo qaatay Dagaalka uu farmaajo kula jira xubnaha ka aragtida duwan Dagaala uu Jubaland kula jiro kan Galmudug iyo waxyaabo badan oo uu ku dhaliilay Farmaajo Dowladiisa.

Mdaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo sii hadlay ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in Farmaajo uu duulaan kusoo yahay Deegaanada Maamulka Soomaaliland Shacabka ayuu ugu baaqay in ay iska difaacaan Dagaalak uu Farmaajo kusoo qaadayo Deegaanada Soomaaliland .

Wadamada Deriska la ah Soomaaliya ayuu iyana weerar kuqaaday waxa uuna xusay in 30 sano ay hortaagan yihiin ictiraafka Soomaaliland Dowlada Soomaalia  ayuu tibaaxay in waxwalba wadamamadaa ay lagarabtaagan yihinn Sida taagero dhaqaalo iyi mid mileteri intaba.

Hadalkaa kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili Soomaaliland ay xusul duub ugu jirto in caalamku uu aqoosado halka Dowlada Soomaalia ay Dadaal ugu jirto in Soomaaliland ay ku qanciso an ay kamidtahy Soomaalia inteeda kalle.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!