Muusi Biixi Cabdi Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa ka hadlay xisada kaso cusbanatay deegano kamid ah gobolka sool isgoona ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Dar-dar-weyne ee Sool.
Muusa Biixi oo bartiisa Faceboogga qoraal soo dhigay aya waxa uu yiri“Waxa aan ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Darar-weyne ee gobolka Sanaag inay joojiyaan dhiigga dhexdooda ku daadanaya
Walaalayaal wixii is maan-dhaaf ah aynu ku dhammaysanno tanaasul iyo is xaq-dhawr, nabadda iyo walaaltinimada dhexdeenna ahna aynu tixgelino Walaalayaal dagaal wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho”.
Dagaal beeleedyo ayaa ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Sool, arrintan oo xasilooni-darro iyo dhibaato u keentay dadka deegaanka.
Muusa Biixi oo Ka Hadlay Dagaalka ka Socda Dar-dar-weyne ee Sool.
Reading Time: < 1 minute