Musuqmaasuqa iyo Maamul Xumada ka Jirta xafiiska wasiirka Maaliyadda oo Xadka Dhaaftay

Reading Time: 2 minutes

Beshii September ayey khubaro Soomaaliyeed oo ka gubatay xaallada uu wasiirka Maaliyadda ku hogaamiyo Dr Cabduraxman Beyle ayey waxay qoraal Qarsoodi ahaa u gudbiyeen hoggaanka sare ee dalka iyagoo soo raaciyey dhammaan caddeymihii la xiriiray.

Haddaba waxaa MOL u suuragshay in aay hesho nuqul ka mid ah qoraalkaas oo muujinaya Musuqmaasuqa qorsheysan ee uu si joogta ah ugu kacayo Wasiirka Maaliyada.

Wasiir wax si joogta ah loogu haystaa: Ka beensheegid hannaanka Maaliyadeed ee Dalka, Shaqaaleyn dad gaar ah oo xigto iyo qaraabo ay yihiin wasiirka oo wata ujeedooyin gaar ah oo wax lagu qariyo laga leeyahay, iyo u gafid guddiga Maaliyadda Dalka.

Haddaba Wasiir Beyle ma samayn karaa haddii aysan madaxda sare la ogeyn intaan oo khaladaad ah, kuna qanacsaneyn inuu ku sii socdo jidkaan.

Halkan kala bax. Download here

Halkaan ka akhriso qoraalkii oo Luqadaha Somaliga Iyo Englishba ku Qoran.