Musuq-maasuq xoogan oo ka jira Magaalada Jowhar (VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka heleeyno Magaalada jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle,khilaaf xoogan ayaa ka taagan qaabka maamul ee canshuurta laga qaado ganacsatada suuqyada Magaaladaasi.

Maamulka Magaalada Jowhar dhexdiisa ayaa arintaani isku haaya waxaana lagusoo waramayaa in xalkiisa maalmahaan la baadi goobayay.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!