Musharixiinta  Doorashada P/land oo walaac muujiyay (Daawo)

Reading Time: < 1 minute

Musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ee sanadka 2019 ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen sida loo maamulayo amaanka doorashada Puntland, xulista iyo kala saarida gollaha wakiilada Puntland. Waxa kale oo ay ka hadleen qaabmaamuuska doorashada oo aan si qaldan loo wado.

Musharaxiinta ayaa ku baaqay in amaanka doorashada dib loogu celiyo ciidamada Daraawiishta Puntland oo hore u soo sugi jiray amaanka doorashooyinkii horay uga dhici jiray deegaanka Puntland.

Halkaan ka daawo hadalkii Musharaxiinta:

https://wp.me/p9V7fK-1DF