Codayn iyo Cod tirin kadib waxaa mar Qura hoolka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug qabsaday Sawaxan waxaan Xildhibaano gaaraya 54
ay u codeeyeen Dr:Maxamed Nuur Gacal Halka ay Xildhibaano Gaaraya 34 ay u codeeyeen Cabdi Naasir Aadan Cusmaan.
Nabad iyo Nolol Musharixii ay wadatay ayaa sidaa waxa uu ku noqday Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug.
Waxa lasugaa waa Doorashada madaxweynaha iyo Afduubka Nabad iyo Nolol waxaana Hoolka ku sugan wakiiladii Villa Soomaalia u qaabilsanaa Afdyubka Doorasha Galmudug.