Musharaxiintii MW Farmaajo watay oo eersaday taageerida DFS

Reading Time: < 1 minute

Labadii musharax ee uu watay Madaxweyne Farmaajo ayaa eersaday taageerada ay u fidisay dowlada Federaalka ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa teegeersanaa Cali Cise Cabdi iyo Maxamed Khalid Jabiye labadaba waxa ay waayeen in ay helaan cod ay ugu gudbi karaan wajiga Labaad.

Shacabka reer Puntland ayaa fartiin cad u diray Farmaajo iyo dowladiisa taas oo ah in cid kastaa ee laga soo doorto Puntland in  sii wadi doonto colaada ka dhanka ah dowlada Federaalka ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!