Waxaa maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland. Musharxiinta ayaa si weyn uga hadlay arimaha doorashada Puntland iyo warqad maalintii shalay ahayd uu soo saaray madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas.
Musharaxiinta maanta shirkani ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa ay eedo u ku lul u soo jeediyeen madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay ku tilmaameen in kaligiis uu maroorsanayo talada iyo siyaasada Puntland.
Halkaan ka dhaqeyso shirka Jaraa’id
[su_audio url=”http://puntlandtime.com/wp-content/uploads/2018/12/musharaxa.mp3″]