Musharaxiinta Beesha Dhulbahante oo soo kordhaya maalinba maalinta ka danbeysa (Video)

Reading Time: < 1 minute

Si lama filaan ah ayaa beesha Dhulbahante waxa hal mar iska soo sharxay labo Musharax oo u tartamaya jagada Madaxweye Ku Xigeenka iyada oo ay horayna qaar kale isku soo sharxeen. Waxaa kalo iyada la hadal hayaa in ay Cali Ciise cabdi isna ku soo biiri doono musharaxiinta dhulbahante ee u tartamaya Jagada Madaxweynanimo.

Shalay waxaa Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland hal xilli musharaxnimadooda ka daahfuray labo musharax oo u taagan xilka madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland.

Halkaan ka daawo