Musharax Mudan oo Garoowe uga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Soomaaliland

Reading Time: < 1 minute

Wasiirkii hore ee amniga ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019 General Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in joogitaanka Somaliland ee gobolka Sool maalmo kooban ka hareen.

General Khaliif Ciise Mudan ayaa shaaciyey in haddii loo doorto xilka madaxtinimada Puntland uu qaadi doono dagaal lagu xoraynayo magaalada Laascaanood iyo deegaamada Kale ee ka maqan gacanta Puntland.

Waxaa uu sidoo kale musharaxiinta kale ee la tartamaya ugu baaqay in ay ku mideeysnaadaan xoreeynta deegaanada la heeysto ee puntlnad sida uu yiri

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!