Taliyihii hore ee NISA General Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare Cumda oo caawa magaalada dhuusamareeb kusoo bandhigayay qorshiisa doorashada ayaa hoolkii ay kasocotay xafladiisa waxa dhexgalay rag Bastoolado kuhubeysan oo damacsana sida lasheegay in ay Genanka qarijiyaan .
sidokale waxa lasheegay in banaanka Hoolka lagu qabtay ragkale oo iyagana wata qoryaha AK47ka loo yaqaan oo caawinayay kuwa bastooladaha wata balse dhamaabtood ayaa laqabtay sida wararka nagu soo gaarayaan.
Raga bastooladaha watay ayaa lasheegay inta anan laqaban.kahor in ay bastoodaha kuqabteen qaarkamid ah xildhibaanadii xafladda kaso qaybgalay qaarkood balse aysan waxdhibaato ah gaarsiinin.
Waxa hadda dhuusa mareeb kajira cabsi xoogan waxana iswaydiin mudan sida ay ragaan ugu suurta gashay in hoolka ay lagalaan hubkaasi.