Muse Bixi oo kordhiyay kharashaadka ku baxa Golaha Wakiilada & Xildhibaanada

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyne Muse Bixi oo waayahan danbe uu loolan adag kala dhaxeeyay hogaanka xisbiyada ka soo horjeeda  waqti kodhinta  dowladiisa ayaa si dadban ku dhiirigaliyay hogaanka golaha waskiilada i ay kordhistaan dowladadiisu kharashaadka ku baxa Golaha Wakiilada iyo Xildhibaanaduba.

Talabaadaan ayaa ah mid ay aad u soo dhaweeyeen xildhibaanada iyo shaqalaaha la shaqeeya golaha wakiilada.

Halkaan ka aqriso kharaashaadka loo ansaxiyay golaha wakiolaada.