Siyaasi muqtaar maxamed cali oo kamid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxda soomaaliya isagoo farmaajo ku tilmaamay in uu yahay mid aan garan abaalkii ay u galeen shacabka soomaaliya.
”labadii sano ee lasoo dhafay waxay aheyd watqi ku adan cid walba mana ahan waqti la xasuusan karo maadama lagu maaday shacab gaaraya laba milyan iyo bar kuwaasi oo aan waxba galabsan waxaa hartay labo sano ci walbana waxa ay ka fikireysaa dhiga daadan doono walow aan la ogeyn tirada dhiman doonto labada sano ee hartay Farmaajo iyo Kheeyre waxaa u muuqda gumaadka iyo daadinta dhiiga umada soomaaliyeed”
sikastaba ha ahaate hadala siyaasiga ayaa kusoo beegmaya xilli madaxda dowladda lagu tilmaamo in ay yihiin kuwo gumaada dadka rayidka ah