Muqdisho oo Maanta Mashquul ah iyo Xildhibaanadda Mooshinka Diidan oo Wacdaro ka dhigaayo

Reading Time: < 1 minute

Muqdisho ayaa saakay waxaa aad u bedalan jawigii siyaasadeed ee ku jirtay iyadoo ay socdaan kulamo xasaasi ah oo soconaya, islamarkaana ay leeyihiin xildhibaannada golaha shacabka.

Kadib markii xildhibaanno ay sheegeen inuu buray mooshinkii laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka ayaa waxaa isa soo taraya kulamada ka soconaya Muqdisho.

Waxaa muuqaneysa iney is diyaarinayaan xildhibaannadii kale ee fodada waday, si iyaguna ay u sheegaan in weli mooshinka uu nool yahay.

La soco wixii soo kordha