Munaasabad Lagu Sagootinyay Madaxdda Dowlad Goboleedyada oo Xalay Ka Dhacday Kismaayo+Sawiro

Reading Time: 2 minutes

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Xalay lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayey Madaxda Dowlad Goboleedyada ee shirka ugu soo geba gaboobay Kismaayo.

Munaasabada oo lagu qabtay Guriga Nabada ee Magalada Kismaayo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Maamulka Jubbaland,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen Madaxdij shirkaasi ka qeyb gashay.
Hadalo koo kooban oo ay munaasabada ka jeediyeen ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo dhowr ah,iyads oo Maalinta berito ah ay ka soo ambabixi doonaan Magalada Kismaayo.

Goobta munaasabada lagu qabtay ayaa waxaa surnaa boorar ay ku qoran yihiin Badbaadinta Qaranimada dalka waa waajib Wadareed iyo Erayo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.