Mudane Raiisul Wasaare Tolow Miyaad Hilmaamsho Dhaw dahay?

Reading Time: < 1 minute

Xukuumada Raiisul Wasaare Kheyre aya isku dayeeysa in ay qaab awooded u isticmaasho sidii ay kusi joogi la heyd xili ay ku fashil matay wax ka qabashada howlihi lo idmaday.

In aad isticmaasho Xoog xoolana ad galiso jiritaankiina wa in ad ku talo gashaan in ad seegteen howshii la idiin igmaday oo codka kalsonida la idin siyay.

Waxa muhiim ah in ad ogaato Raiisul Wasaare Kheyre in cidii ku siisay kalsoonida in ay kaala noqon karto marka ad lumiso wixi kalsoonida lagu siiyay.

Lacago xoogan aya ku baxaya Moshinka gudoomiye Jawaari waxana jira habacsanaan baahsan oo ka tagan amaanka caasimada dalka ee muqdisho xili ay si kordhayan werarada hareeraha madaxtoyada ka dhaca.

Waxa wax laga xumaado ah in gudoomiye jawaari oo kheyre uu ku tilmamay in uu yahay qaranimada soomaaliyeed astaanta qarankana lo tumo in maanta astaanta qaranka ninkad ku tilmaamtay in aad isku daydo in ad burburiso kadib marki uu ka diiday qorshihi ad damacsaneed.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!