Mooshinka loogu tala-galay in Dalka Deganaantiisa qalqal Lagu galiyo oo ku dhaw fashil!! 

Reading Time: < 1 minute

Warar hoose oo ay heshay Muqdisho Online ayaa waxaa ay xaqiijinayaan in uu fashil ku dhaw-yahay mooshinkii uu soo qabanqaabiyay Xassan Cali kheeyre islamarkaana ay gadaal ka taagnaayeen xubno kasoo luf-luf qaatay Qatar.

R/wasaare xassan cali kheeyre ayaa Qaar ka mid ah Saaxiibadiisa siyaasadda u sheegay in uu ku deg-degay mooshinka gudoomiye Jawaari, islamarkaana uu Hadda ka qoomameeynaayo.

Mooshinkaan ayaa waxaa la rumeeysan yahay in ay gadaal ka riixeeyso Dowlada Qatar oo qalalaase oo toos ah ka wada soomaaliya 

Xildhibaanadii taageersanaa Xassan cali kheeyre intooda badan waa ay ka laabteen mooshinka waana mida ku qasabtay kheyre in uu qoomameeyo