Mid kamida Istaafkii Qaaska ahaa ee Usaama oo Xabsiga la dhigay

Reading Time: < 1 minute

Boliska dalka Jarmalka ayaa sheegay inay shalay gacanta ku dhigeen Eedeysane la soo shaqeeyey Hoggaamiyihii geeriyooday ee Ururka Alqaacida, Usaama Bin Laadin.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Jarmalka.Horst Seehofer waxa uu ku amray Madaxda Socdaalka inay dedejiyaan sidii Eedeysanahaasi loo masaafurin lahaa.