Meydkii Marxuum Yariisow oo lagu tukaday salaada Janaasada (Sawiro)

Reading Time: < 1 minute

Waxaa goor dhow la keenay magalaada Muqadishu meydkii Allaha u naxariistee marxuum Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow. Waxaa salaadii Janaasada lagula tuktay Garoonka diyaradaha ee Adan Cabdulle Cussman.  MW Farmaajo iyo Xasan Khayre iyo xubno ka tirsan Golayaasha dowladda ayaa ka qeyb-galay salaadda Janaasada marxuumka.

Marxuumka ayaa goor dhow lagu wadaa in lagu aaso Qabuuraha ku yaallaa xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho.