Meydad uu Ku Jiro Wadaad Caan ka Aha Baladweyne oo Manta Laga Heley Magaaladaasi

Reading Time: < 1 minute

Sida ay ku waramayaan wararka an ka heleyno Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta meydad horleh lag helay Goobtii maalma kahor ay Cagaf cagfta ku rogmatay ee Baladweyne.

Cabdi Casiis Cali Raage oo ka mid ah dadka ku nool Baladweyne ayaa sheegay in ay Heleen Meydadka laba ruux oo uu ku jiro Sheekh Saleemaan oo caanka ahaa Magalada Baldweyne,isla markaana ay soo badbaadiyeen dad kale oo Biyaha dhexdooda ku go’doon sanaa.

Sikastaba weli Xaafado ka mid ah Baladweyne ayaa waxaa dhex jiifo Biyaha kazoo fatahay Wabiga Shabeelle kaas oo sabababay in Kumanaan ruux ay barakacaan.

Xaalada Maaalada Baladweyne aya laga deyrinaya iyado xildhibaano halkaasi gaaray ay shegeen in dadka ku haray Magalada Baladweyne ay la so daristay Xaalad nololeed oo liidata.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!