Maxuu yahay Ajandaha kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaalia ayaa Maanta oo Sabti waxa ay kulankooda Cadiga ah kuleeyihiin Xaranta ay ku shaqeeyaan oo Magaalada Muqdisho kutaala.

Ajandaha kulanta Maanta ee Golaha ayaa waxa uu yahay in gudiga Doorashooyinka ee Madaxabanan In ay hortagaan Golaha Shacabka Soomaalia siwaxbadan loo waydiiy.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!