Maxeey tahay sababta Muuse biixi u taageeray Sacuudiga ?

Reading Time: < 1 minute

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Weerarkii Loo Gaystay Shirkadaha Shiidalka Sucuudiga

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay ka xun tahay weerarkii lagu qaaday goobo Shidaalka laga qodo oo ku yaalla waddanka Sacuudiga.

Somaliland ayaa sheegtay in ay barbar taagan tahay dawladda iyo dhacabka Sacuudiga iyadoo weerarkaasi ku tilmaantay mid Argagaxiso.

Qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda Somaliland ayaa sidaasi lagu sheegay.