Maxeey Tahay Sababta Dowladu u Siyaasadeeysay Dilkii Marxuum Axmed Dowle,Yaasa ku lug leh

Reading Time: < 1 minute

waxaa si aad ah loo hadal hayaa dilkii marxuum axmed dowle kaasi oo lagu dilay laguna gubay degmada yaaqshiid sababo la xiriira midab sooc guureed

dowladda federaalka soomaaliya ayaa haatan lagu eedeeynayaa iney siyaasadeysay dilkii loo geystay marxuumka taasi oo loo arko iney qeeyb ka tahay cadaalad xumada kajirta dalka
shacabka soomaaliyeed ayaa si aad ah ula daalaa dhacayay cadaalad xumo kajirtay dalka iyagoo ku haminayay iney helaan dowladd soomaaliyeed oo u cadaalad fasha shacabka balse waxay u muuqataa midaasi iney shacabka soomaaliyeed ay ku hungoobeen

sikataba ha ahaatee waxaa dowladda lagu dhaliilaa ineysan waxba ka qaban cadaalad xumada dalka ka jirtay tan iyo burburkii dowladdii kacaanka