Maxeey tahay sababta Dowladdu u amartay in la xayiro Akoonada Maamulka Galmudug

Reading Time: < 1 minute

Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee Qaran ayaa dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maamul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo kharashka ku baxaya ciidanka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!