Waxa beri lagu wada in Muqdisho lagu qabto kulan Xasaasi ah oo golaha Shacabka uu yeelan doono xilli kooxda Qas wadayaasha ah uu soo fasaxay Madaxweyne Farmaajo oo qarsan kari wayay in uu garab taagan yahay kooxdaasi oo Fahad yasiin iyo Kheeyre hogaminayaan.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho aya shegay in kooxdii qas wadayaasha ah uu so fasaxay Madaxweyne farmaajo kadib markii uu ku gacan seeray dalabka Madaxweyne Farmajo oo aha in uu is Casilo Gudomiye Jawaari.
Waxa is weydiinta mudan aya ah in Madaxweynihii Dalka oo laga sugayay nabadoonimo in uu mujiro in uu garab taagan yahay Kooxdiisa Qiyaano Qaran ee Dalka Burburka ku heyso.
Maalinka Berito ah aya lagu balan san yahay kulanka Golaha Shacabka waxaana hubaal ah in wax yaabiihii ay Muqdisho.online kaga digeysay Kooxda Qiyaano Qaran ay hada so if bixayaan iyado an horay ugu so bandhignay Cadeymo mujinaya in ay Dalka ku hagayaan meel an laga so kabsan kareynin oo ay bur burkisa ka talinayaan.
Golaha shacabka aya dusha ka saaray Raii’sul Wsare Kheeyre iyo Madaxweyne Farmajo in ay dusha saarayaan Waxa beri aqalka Shacabka waxa ka dhaca madama ay doonayan qas iyo foodo in ay dalka galiyaan.
TOLOW DALKA IN UU INQILAAB MILATARI KU QABSADO MIYU DOONAYA ILEYN GAASHAANDHIGU HOY KA DHIGTEE