Warar naga soo gaaraya magaalda cadaado ayaa sheegaya in loo diiday RW Kheyre in uu ku soo laabto magaalada Cadaado.
Wararka aya intaa ku daraya in la gooyay geni ahaanba wadada soo gasha magaalada Cadaado laguna wargeliyay wafdiga Kheyre haddii uu isku dayon in uu soo gudbo wixii ka dhaca oo dhimasho iyo dagaal ah uu isaga masuuliyadeeda qaadan doono.
Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamo gadoodsan ay soo buux dhaafiyeen magaalada Gaalkacyo isla markaana ay xireen dhammaan wadooyinka soo gala magaalada
Wixii soo kordha naga filo goor dhow