Maxay Tahay Sababta Keentay In Is Casilaada Gudoomiye Jawaari uu Aqriyo C/wali Muudeey

Reading Time: < 1 minute

Waxa arin layaab ku abuurtay Shacabka Magaalada Muqdisho noqotay is casilaada Maanta uu Golaha Shacabka ka hor aqriyay Gudomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdi wali Ibraahim Mudeey oo hogaaminayay Mooshinka Gudoomiyaha Shacabka.

Waxa si aad ah lo hadal hayaa arinta ku adan Is Casilaada Gudoomiye Jawaari in uu aqriyo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka arinkaasi oo noqday mid sababteedada an laga war heynin.

Waxa muuqata in Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu weli ka hadlin arinta is casilaada waxanan la ogeyn hadalka ka soo yeeri doono Gudoomiyaha iyada uu kulamo ka socdo Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada taagersan.

Arqinta Cabdi Wali Muudeey ee Maanta aya u muuqata in Kooxda Qiyaano Qaran ay afduubeen Golaha Shacabka.