Maxay Sheegeen Xildhibaandii Galmudug ee Muqdisho Shirka Ku Qabtay?

Reading Time: < 1 minute

Iyado ay maalmahan cabasho kaso yeereysay beelaha dega Deeganada Maamulka Galmudug aya waxa maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeele.

Xildhibaanadan oo garayay 40 Xildhibaan oo ka tirsan Galmudug ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-suuna.

Xildhibaanno ay ka mid yihiin Garaad Yuusuf, Shariif Maxamed iyo Abuukar Warsame ayaa sheegay in reer Galmudug u istaagaan badbaadinta Maamulka.

Maamulka Galmudug aya wajahaya dhibaatoyin kala duwan oo ku adan Buuq hareeyay heshiiski Galmudug iyo Ahlu Suna iyado Beelaha qaar ay shegayan in xaqoodi la duufsaday.