Maxay ku heshiiyeen Kheyre iyo dhigiisa Qatar kadib kulan Doxa ka dhacay

Reading Time: < 1 minute

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumada Federaalka Soomaalia Xasan Cali Kahyr ayaa Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kulu kulmay Dhigiisa Qatar Sheikh Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani.

Khayre ayaa dhigiisa Qatar waxa uu kala hadlay xoojinta xiriika ka dhexeeya labada Dal iyo wax isdhaafsi ay sameeyaan labada Dalka waa Soomaalia iyo Qatar.

Ra;iisul Wasaaraha Dalka Qarar ahna Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa waxa uu bogaadiyay guulaha Soomaaliya ay gaartay Sanadii lasoo dhaafay waxa uu balan qaaday in ay Qatar Soomaalia ay garab istaagi doonto.

Madaxda hogaanka u haysa Soomaalia ayaa waxaa lagu xantaa in ay saaxiib dhow layihiin Mdaxada Wadanka Qatar waxaana hada Magaalada Dooxa kusugan Xasan Cali Khayre Ra;iisul wasaaraha Soomaalia Xasan Cali Khayre waxaana halkaa ugu qayb gelayaa Shir caalami ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!