Maxay Dastuurka iyo Sharciyada Caalamiga ah ka qabaan Dhiibistii Qalbi-Dhagax ?

Reading Time: < 1 minute

Iyadoo dhowaan Dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF ayaa arrintaas waxa ka dhashay buuq farabadan.

Haddaba waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warbixin Xasaasi ah oo ku saasban waxa Dastuurka Soomaaliya iyo Sharciyada Caalimiga ah ay ka qabaan Dhiibista Qalbi-dhagax.

[democracy id=”1″]

Halkaan hoose ka daawo Warbixinta.

https://youtu.be/p332sGY32GM