Maxamuud C/llaahi Siraaji oo ku Guleystay Dorasho Manta Ka Dhacday Kismaayo

Reading Time: < 1 minute

Doorasho maanta ka dhacday magaalaad Kismaayo oo lagu doranayay kursi kamid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa ku guuleystay Maxamuud C/llaahi Siraaji oo la dhashey Ex. Wasiir Cabaas Siraaji.

Maxamuud C/llahi Sheekh Siraaji aya helay codad gaaraya 50 cod, taasi oo u sahashay in uu ku guuleysto buuxinta kursigasi bannaanaa,iyado ay kula lolameysay Fardowso Xuseen Maxamed oo an helin wax cod ah inkasto codadki la dhibtay uu halabay.

Maxamud C/llaahi Siraaji oo manta ku so baxay dorashadan aya la dhashay wasiirkii hore ee howlaha guud Cabaas Siraaji oo muqdisho uu ku toogtay askari ilaalo u aha hanti dhoerihi hore ee dalka.