Maxamed Axmed Tiiceey oo Gaalkacyo Lagu Soo Dhaweeyay

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynihii hore ee maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta gaaray Magaaalda Gaalkacyo ee Caasimadda gobolka Mudug , waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Madax ka tirsan maamulka Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Wafdi maamulka gobolka Mudug ee Galmudug.

Maxamed Aadan Tiicey ayaa dhowr Sano ku xirnaa dalka Bilguim ka dib markii lagu eedeeyay fal burcadbadeednimo.

Dhawaan ayay aheyd Markii laga sii daayay xabsi, waxaana tan iyo markii xabsiga laga sii daayay uu waddo kulamo kala duwan.