Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib u Heshiisiinta iyo Dowlaha Hoose Ee Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Ceel-Barde,isaga oo Guddoomiye Cusub u Magacaabey Degmadaas.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilkii looga qaaday gudoomiyihii degmada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool Cabdi fitaax Cumar Maxamed,waxaana xilka guddoomiyaha degmadaas loo Magacaabay Haadi Siraad Cumar.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada xilka qaadista iyo Magacaabista.