Maxaadna Ogeeeyn oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho wararkii ugu dambeeyay

Reading Time: < 1 minute

Xalay dilal iyo qaraxyo kala duwan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka waxaana kasoo baxay warar kala duwan kuwaasi oo ku aadan qasaaraha ka dhashay,mashaqooyinkaasi.

Qarax lagu xiray gaari ayaa xalay maqridbkii waxaa uu ka dhacay wadada makka-almukarama gaar ahaan meel aan sidaasi uga fogeeyn Isgooyska dabka waxaan ka dhashay qasaaro dhaawac ah oo soo gaaray hal ruux.

Sidoo kale xalay xaafada carafaat ee degmada yaaqshiid waxaa lagu dilay ruux dhalinyaro ahaa,kooxo bastoolado ku hubeeysan ayaa lagusoo waramayaa in ay dilkaasi ka dambeeyeen kuwaasi oo goobta ka baxsaday.