Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Boorama !

Reading Time: < 1 minute

Maxaabiis dhowr ah ayaa  la sheegay inay ka baxsadeen maxkamad ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal, xilli uu halkaasi ka dhaceyey dhagaysigooda oo la xiriiray in rabshado ka dhacay magaalada Boorama ,taasi oo loosoo qabqabtay.

Hooyooyinka dhalay Dhalinyaradaasi oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in si aan habbooneeyn loola dhaqmay carruurtooda iyagoo sheegay in markii hore ay qalad ku xirnaayeen islamarkaana markii dambana rasaas nool-nool lagu riday.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!