Maxaa Xalay Dhuusa-mareeb ka dhacay?

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Xalay Magaalada Dhuusa-Mareen ka dhacay kulamo kala duwan oo ay Musharixiinta Gudoonka Baarlamaanku ay laqaadanayeen Xildhibaanada Cusub oo Maanta Soo dooran doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Kulamdu ayaa wax ay ahaayeen kuwa Musharixiinta looga dalnayay in ay Codadkooda siiyaan Hadba Musharixii ay dantooda ka dhex arkaan halkaan waxaana Xalay saqdii dhexe kulamad ay ahaayeen kuwa socday.

Lacago ayaa lasheegayaa in ay Musharixiintu bixiyeen waxaana lagaran kirin inta ay gaarsiisantahy lacagaha labixiyay waxaana Xildhibaanadu ay balanqaad u sameynayeen hadba Musharax walba oo u taga si ay kustooda iga qaataan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!