Maxaa looga hadlayaa kulanka Villa Soomaalia uga socda Khayre iyo Maxamed Mursal

Reading Time: < 1 minute

Warar hoose oo aynu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in kulan Albaadada u xiranyahy uu Villa Soomaalia uga socda Xasan Cali Khayre iyo Maxamad Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan.

Kulankaan ayaa waxa ay labada Mus’uul uga wada hadlayaan nooca doorasho ee Dalku wajahayo maadaama ay Khayre iyo Farmaajo isku afgaran waayeen nooca doorasho ee Dalku uu wajahayo.

Warar hoose oo hada inasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in kulan usocda Khayre iyo Maxamad Mursal laysku mariwaysanyahy qodobada qaar waxaana laga yaabaa in kulankaa uu fashil kusoo dhamaado.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!