Wasiirka Wasaarada Maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaalia Cabdi Raxmaan Ducaalle Baylle ayaa Maanta waxa uu shir kafurayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbalan.
kulankaa ayaa waxaa kaqaybgelaya qaar kamid ah Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka kajira.
Baylle ayaa Waxa uu noqonayaa Wasirka ugu horeeyay oo katirsan xukuumada Xasan Cali Khayre ee Shir uga qaybgala Kismaayo tan iyo markii uu qaraxay Dagaal Maamulka Jubbaland iyo Dowlladda Dhexe ee Soomaalia.