Maxaa laga Filan Karaa Ciidamadii Xasilinta Ee Lagu Biiriyay Booliska (VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Ciidamadii Hubeysnaa ee Nabad Sugida Gobolka Banaadir ayaa Maanta si Rasmi ah loogu Biiriyay Ciidamada Booliska Soomaaliya,iyagoo kasii howgali doonaan Degmooyinka Gobolka Banaadir si ay u xaqiijiyaan amnigga

Sida la ogsoon yahay Ciidamadaani Shalay la wareejiyay waxaa kolkii hore loogu magac-daray Xasilinta waxaana la damacsanaa in sitoos ah ay u xaqiijiyaan amnigga,hada waxaa la sameeyay kaliya in Magacii laga bedelay,hadaba Howlahii loo igmaday kolkii hore makusoo guuleeysteen.

Saraakiisha Ciidamadda Qaarkood ayaa inoo sheegay in aysan wax weeyn ka bedeli doonin amnigga sababtoo ah waxaa ay wax ka qaban lahaayeen amniga intii aan lagu tilmaamin Fashilka.

taliyaha Ciidmadda Booliska Iyo Taliyaha Asluubta ayaa shalay goob lagusoo bandhigaayay ka sheegay in Ciidankii xasilinta lagu Biiriyay Booliska Soomaaliyeed