Maxaa kusoo kordhay qaraxii Muqdisho ka dhacay (Video)

Reading Time: < 1 minute

Sida aan wararka ku heleeyno qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay baarka lagu magacaabo blue sky waxaana ka dhashay qasaaro kala duwan oo leh dhimasho iyo dhaawac.

Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan in qaraxa uu ahaa gaari lasoo dhigay baarka hortiisa

Ciidamada ayaa u diidaya in ay u gudbaan halka wax ka dhaceen,waxaana kusii qulqulaya gaadiidka gurmadka deg dega ah