Maxaa ku soo kordhay qaraxii maanta (Video)

Reading Time: < 1 minute

Warar dheeraada  oo ka  imaanaya goobta qaraxa ka dhacay ayaa sheegaya in uu labo qarax ay ka dhaceen halkaas.

Waxaa la arkayaa gawaari gubaneysa. Dad goobjoogaal ah  ayaa sheegaya in ay halkaas ku dhinteen dad gaaraya shan qofood halka dad kalana ay ku dhawaacmeen.

Wixii soo kordha gasaal ayaan idinkaga soo sheegeynaa