Maxaa kasoo baxay kulan aan caadi aheeyn o ay yeesheen Golaha wasiirada Puntland

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir gudodomiyey Shirka Golaha wasiirada Puntland oo Maanta la soo hormariyey.

Shika ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Safarkii Deni ee Imaaraadka iyo Kenya,dhinaca Amniga iyo qodobo kale.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Mudane Cali Xasan Axmed ayaa ka warbixiyey waxyaabihii looga hadlay.