Maxaa ka jira in Madaxweyne Al-bashiir iscasilay

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynihii dalka Suudaan Cumar Xasan AL-Bashiir, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii madaxweynaha dalkaas, kadib 11-maalin oo banaanbaxyo ay ka dhaceen magaalooyinka dalkaas.

Wargeyska African Daily voice ayaa tabiyay Madaxwweyne Albashiir uu xilka ka dagay,islamarkaana xilkaas loo dhaariyay ku xigeenkiisii Mudane Bakri Xasan Saalax.

Albashiir oo dadka reer Suudaan kala hadlayay talefishinka qaranka ayaa sheegay in uu u tanasulay isaga oo Fiirinaya mustaqbalka dalkiisa.

Mudooyinkii dambe dadka reer Suudaan ayaa ka cabanayay kororka qiimaha Cuntadda.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!