Maxaa ka jira in Lafta-gareen ku dhawaaqaayo Gole Wasiiro ah!

Reading Time: < 1 minute

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed, waxana Magaalada Baydhabo ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda.

Madaxtooyadda Koonfur Galbeed ayaa looga yeeray Warbaahinta, waxaana lagu dhawaaqaya Wasiiradda.