Maxaa ka jira in Ciidamadii Muqtaar Rooboow ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan Baydhabo 

Wararka aynu ka heleeyno Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamadii uu lahaa Muqtaar Rooboow cali oo hada Muqdisho ku xiran in at howlgalo ka sameeyeen Magaaladaasi.

Sida ay MOL wararka ku heleeyso Ciidamada ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen 3-ruux oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab.

Ciidankaani ayaa lagusoo waramayaa in  ay ragaasi ku wareejiyeen Ciidamada Booliska ee K/galbeed gaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here