maxaa ka dhex taagan Puntland iyo Somaliland

Ciidamada Somaliland iyo Puntland ayaa isku horfadhiya degaano dhowr ah oo ku yaalla gobolka Sanaag, waxaana saacaddihii ugu dambeeyay socday Gurmadyo kala duwan oo ka kala imaanayay degaanada maamulada Somaliland iyo Puntland.

Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Somaliland ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ciidamo badan soo dhoobtay degmada Yubbe oo dhinaca bariga ka xigta magaalada Ceerigaabo.

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Puntland ayaa dhankooda Abaabul dagaal ka wadda gobolka Sanaag.

Qaar ka mid ah Waxgaradka Somaliland iyo Puntland ayaa sheegay in xaaladda labadda maamul ay xilliggaan qarka u saaran tahay Xaalad dagaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here