Maxa Looga Hadlaya Kulanka Gudiga Joogtada Ah ee Golaha Aqalka Sare uu Yeelanayo

Reading Time: < 1 minute

Xubnaha Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta yeelanayo kulan ay uga hadlayaan ansixinta qorshaha shaqo ee kalfadhiga 3aad ee Golaha Aqalka Sare.

Kalfadhigaan 3aad ee Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa horyaalada arrimo badan oo u baahan meel marinta si loogu adeego bulshada Soomaaliyeed.

Xubnaha Gudiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa maanta fadhigooda diirada ku saari doono ka tashiga iyo ansixinta qorshaha shaqo ee kalfadhiga Seddexaad ee Aqalka Sare.

Muqdisho aya waxa xiligan ka tagan xiisad u dhaxeysa Baarlamanka iyo Xukuumada iyado Cabsi galinta xukuumadu laga daremayo muqdisho