Iyado shalay ay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Soomaliya uu Dagaal ku dhex maray Magaalada Muqdisho aya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka ayaa waxuu ku eedeeyay in ay masuuliyiin ka tirsan dowladda ay ku lug leeyiin isku dhacyadda Ciidamada milatariga ku dhex maray Xerada Jeneraal Gordan ee magaaladda Muqdisho oo dhawaan ay la wareegtay dowlada Soomaaliya.
Waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in iyadoo dowladdu ay dhawaan la wareegtay ciidamadii Imaaraadku uu tababaray sidoo kalana sheegay in Xuquqdooda ay bixineyso Ciidankii ay Kala xakameyn.
Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya aya isku dayo ay ku donayeen in ay ku boobaan Sanad Ciidan iyo gaadiid dagaal oo ay ciidanka Xeradasi ku jiray ay isticmaali jireen.