Maxa Ka Jira In Al Shabaab ay u Xiran Yihiin Qaar Ka Mid Ah Ganacsaada Gobolka Shabeelaha Dhexe

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyayaha degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe Qaasim Cali Nuur ayaa ka hadlay Ganacsatada qaarkood ee aada deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab Kulamona Halkaadi Kula So Qaata.

Gudoomiye Qaasim Cali Nuur waxa uu sheegay in ay la socdaan Ganacsatada ay u yeeraan Al-Shabaab balse maamulku uusan celin Karin,taas oo ah in Ganacsatadu in aysan maamulka u arkin mid dhibaato ku ah.

Waxa uu sheegay in Ganacsatadii loo yeeray ee aaday deegaannada ay maamulaan Al-Shabaab aysan waxba ka soo faa’iidin oo intoodii badneyd ay xir xireen sida uu hadalka u dhigay,laakin ay ka badbaadeen kuwii aan aadin ee diiday.

Al Shabaab aya ganacsatada Gobolada dalka ugu yeera Tuooyinka ay maamulaan iyago halakaasi kulamo kula qaata lacagana kuso roga.