Masuuliyiin Ka Socota Dalalka Itoobiya Iyo Eritrea Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayo inay saaka xiran yihiin inta badan jidadka Mukka Al-Mukarama.

Jidadka ayaa waxaa lasoo dhigay ciidamo badan oo isugu jiro Militari iyo Boolis waxaana Maanta Magaalada kusoo wajahan wafdi Caalami ah.

Wufuuda kusoo wajahan Muqdisho ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirada Arrimaha Debadda ee Wadamada Eretrea iyo Itoobibiya.

Osman Saleh Mohammed oo ah Wasiirka Arrimaha Debadda Eretera iyo Dr Workneh Gebeyehu oo ah Wasiirka Arrimaha Debadda Itoobiya ayaa imaanayo Magaalada Muqdisho

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!